saqafee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

Timo saqaf ku firid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saqafee

saqafayn [m.f.dh]
eeg saqafee.

saqaf [m.l] (-fyo, m.dh)
ld saanqaaf.

saqaf [m.dh] (-fo, m.l)
Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg