saqiirid
(m.f.dh)

eeg saqiir². ld siqiirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saqiirid

noqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qtay, -qotay)
1. Wax jihadii uu ka yimid dib ugu laabasho. 2. Cid ama wax sidii hore si ka duwan isu rogid, dabeecado gaar ah yeelasho. 3. Ilmo yar saqiirid. 4. La n.: cid arrin iwm si gaar ah ugu muuqasho. 5. La n.: cid saaxiibnimo, qaraabanimo, ama xiriir kale la yeelasho. 6. Ku n.: hawl mar labaad dib ugu laabasho (cid).

siqiirid [m.f.dh]
eeg saqiirid.

saqiir [m.l] (-rro, m.dh)
Ilmo yar. ld siqiir¹.

saqiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg