saqiirsuuji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ilmo yar nafaqadii iyo xannaanadii uu ku kori lahaa seejin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saqiirsuuji

saqiirsuujin [m.f.dh]
eeg saqiirsuuji. ld saqiirsuujis (2).

saqiirsuujis [m.l]
1. S. ah: Qof dumar ah oo ilmo yar si xun u xannaanaysa. 2. ld siqiirsuujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg