saraad
(m.dh)1. Wax dhici doona oo la sii sheego. 2. Calaamado iyo dhacdooyin tus-meeya wax dhici doona.
saraad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)1. Wax dhici doona mala-awaalid. 2. Dhacdooyin tilmaamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saraad ↴
saadso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
durraamo [f.g/lg3] (-aantay, -aamatay)
1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.
geedsaraad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Geedaha intooda dhulka aad uga sara-kacda, oo aan saar ahay.
saraadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhici doona mala-awaalid.
saraadid [m.f.dh]
eeg saraad².
saraadin [m.f.dh]
eeg saraadi. ld saraadis.
saraadis [m.l]
ld saraadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg