sarab
(m.l)

Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso.

sarab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rbay, -rabtay; -rbi)

Ulo yaryar meel ku teedid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarab

dhis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.

dhismo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Farsamada iyo habka wax loo dhiso. 2. (-ooyin, m.l) Wax dhisan sida guri, xafiis iwm. 3. Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso. 4. Isku-dubbarididda iyo habeynta gabay in muddo ah.

khalji [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Qoryo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhiso ama bedemmada iwm lagu awdo ama lagu karo; sarab; sadaq.

mirdhis [Magac Lab | Noun Masculine]
(mirdhis, m.dh) Geedgaab leh ubax cas oo dhaadheer, iyo sarab wanaagsan oo guryaha lagu dhisto.

sarbid [m.f.dh]
eeg sarab².

sar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar. 2. Harag neef weyn oo geel ama lo'ah.

sar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jeexdin yar u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg