sarac
(m.l) (-cyo, m.dh)

1. Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo. 2. Beerfal. 3. Saf.

sarac
(m.dh) (-rco, m.l)

Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan¹.

sarac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-rcay, -racday; -rci)

1. Wax beerid. 2. Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarac

baasarac [m.l]
ld baasarce.

limad [m.l]
Falidda dhul beereed sarac ku yaal oo caws iwm laga falay.

saf [m.l] (-faf, m.l)
Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.

sarar [m.dh] (-ro, m.dh)
Feeraha intooda hoose oo saracda xigta iyo hilibka saaran.

sarcan [m.dh]
ld sarac².

sarcid [m.f.dh]
eeg sarac³.

sar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar. 2. Harag neef weyn oo geel ama lo'ah.

sar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jeexdin yar u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg