sarajoog
(m.l)

1. Taagnaanta qof taagan-yahay. 2. ld sarajoogid.

sarajoog
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Qof wax taagan noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarajoog

sarajoogid [m.f.dh]
eeg sarajoog². ld sarajoog¹ (2).

sarajoogsasho [m.f.dh]
eeg sarajoogso.

sarajoogso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Fadhi ka istaagid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg