sarakicid
(m.f.dh)eeg sarakac². ld sarakac¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarakicid ↴
kac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
1. Istaagid, joogsasho, sarakicid. 2. Maalbeelid, khasaarid. 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
sarakac [m.l]
Ka istaagidda fadhi laga istaago. ld sarakicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg