saranseer
(m.l)Dhibaato ka timid arrimo isdaba joog ah oo waxyeello leh.
saranseer
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Dhibaato weyn oo arrimo isbada joog ah ka dhalatay la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saranseer ↴
saranseerid [m.f.dh]
eeg saranseer².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg