saranseerid
(m.f.dh)

eeg saranseer².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saranseerid ↴

saranseer [m.l]
Dhibaato ka timid arrimo isdaba joog ah oo waxyeello leh.

saranseer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhibaato weyn oo arrimo isbada joog ah ka dhalatay la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg