sarbeeb
(m.dh)

Hadal maldahan oo macne ku qarsoon yahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarbeeb

duurxul [m.l]
1. Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo. 2. ld duurxul.

duurxul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
U d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.

googgaale [m.l]
Halxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sheegidda macnaha sarbeebta ah.

halxiraale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Su'aal adag oo sarbeeban oo ka jawaabiddeeda laysku xujeeyo.

maldah [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday; -dihi)
Hadal sarbeebid.

sogordah [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday)
Hadal iwm maldahid; wax sarbeebid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg