sarbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld darbi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarbi ↴
darbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.
darbin [m.f.dh]
eeg darbi². ld sarbin.
sarbid [m.f.dh]
eeg sarab².
sarbin [m.dh]
ld darbin.
sar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar. 2. Harag neef weyn oo geel ama lo'ah.
sar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jeexdin yar u yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg