saro
(m.dh)

Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho.

saro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Wax dillaac yar u yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saro

abtisarow [m.l]
Sarmooyinka dhabannada iyo labada indhood dhexdooda carruurta uu ka saro abtigood durugsan; sarow.

doon [m.l]
1. Xoolo tabar yar oo aan aroor dheer geli karin. 2. Meel dhulka inyar ka yara kacsan. 3. Ciidda iyo dhoobaha ceelasha dhaadheer hoostooda laga soo saro.

kabsaro [m.dh]
ld kabsar.

macsaro [m.dh]
1. Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay. 2. ld macsarad.

sarasho [m.f.dh]
eeg saro².

teesaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Warqad aqoonsi ee qof leeyahay.

toob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid. 2. Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.

toobin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Gees ama qalab kale oo u eg oo oogada, inta la saro, dhiigga buka lagaga toobo, lagaga soo saaro. 2. Shaxan joomitiri oo leh qaabka koombada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg