sarraaf
(m.l) (-fyo, m.dh)

Qof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarraaf

sarraafad [m.dh] (-do, ml.)
Qarashka loo qaato in maalin ama ka badan la mas-ruufto; masruuf.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg