sarraysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)Ka s.: wax, wax kale ka kor marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarraysii ↴
rogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Wax dhiniiciisa hoose la sarraysiiyay ahaansho. 2. Wax gaadiid laga dejiyay ahaansho (rar). 3. Wax isteensal lagu badiyay ahaansho (qoraal). 4. Ku r.: wax, wax kale ku gambisan ahaansho. 5. Ka r.: wax meel agteeda ku sugan ahaansho.
sarraysiin [m.f.dh]
eeg sarraysii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg