sarreeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)1. Ilaah. 2. Daraja sare oo askareed; jeneraal. 3. Xisaab jajab ah oo la qaybinayo tan kor la dhigo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarreeye ↴
jajab-caadi [m.l] (-byo ..., m.dh)
(xis.) Jajabka sarreyehiisa iyo hooseeyehiisuba ay yihiin abyooneyaal, waa tiro u qoran qayb ahaan sida a, a waa sarreeye, b-na waa hooseeye. Waxa kale oo lagu magacaabaa jajab fudud.
sarree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Ka s.: wax, wax kale kor saaran ama ka derejaweyn ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg