sarrifan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)Lacag wax la sarrifay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarrifan ↴
sarrifnaan [m.f.dh]
eeg sarrifan². ld sarrif-naansho.
sarrif [m.l]
1. Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay. 2. ld sarrifid.
sarrif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Lacag isku taal googo'u dhigma u beddelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg