sarriibo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyada oo aan la sii dayn xoog ugu jiidasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarriibo ↴
sarriibasho [m.f.dh]
eeg sarriibo. ld sarrii-gasho.
sarriigo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
1. Sharaf iyo magac dhawrasho. 2. ld sarriibo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg