sarweji
(m.dh)

1. Haragga wejiga xoolaha laga bixiyo. 2. Haragga wejiga dadka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarweji

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg