sas
(m.l)

Naxdin kedis ah oo lala argagaxo.

sas
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-say, -stay)

Naxdin kedis ah la argagaxid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sas

jaabajaabeysasho [m.dh]
ld jaabeysasho. jaabeysasho

xaabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaabso. ld xaabsad, xaabsi. xaabsi, xaabsad, xaabso

jaabeysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld jaabajaabeysad, jaabajaabeysasho, jaabajaabeysi. jaabajaabeysad, jaabajaabeysasho, jaabajaabeysi

gaabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaabso. ld gaabsad. gaabso, gaabsad

aamiinsasho [m.dh]
ld aammiinsasho. aammiinsasho

maadeysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maadeyso. ld maadeysad, maadeysi. maadeyso, maadeysad, maadeysi

raabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raabso. ld raabsi, raamsasho, raamsi. raabsi, raamsasho, raamsi, raabso

ubxaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld ubaxaysasho. ubaxaysasho

udgoonsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg udgoonso. ld udgoonsad. udgoonso, udgoonsad

waabariisasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabariiso. ld waabberiiso. waabberiiso, waabariiso

s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg