sasi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Si kedis ah cid uga nixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sasi

baraarug [m.dh] (-go, m.l)
Dugaagad bir ama maar ah oo carruurta gacanta ama lugta loogu xiro si ayan hurdada uga soo sasin.

fasasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
(daaw.) Dhaawac caallirin.

fasasid [m.f.dh]
eeg fasas².

fasasin [m.f.dh]
eeg fasasi.

handadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid sasin. ld hanfadi.

sasid [m.f.dh]
eeg sas².

sasin [m.f.dh]
eeg sasi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg