sasin
(m.f.dh)

eeg sasi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sasin

baraarug [m.dh] (-go, m.l)
Dugaagad bir ama maar ah oo carruurta gacanta ama lugta loogu xiro si ayan hurdada uga soo sasin.

fasasin [m.f.dh]
eeg fasasi.

handadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid sasin. ld hanfadi.

sas [m.l]
Naxdin kedis ah oo lala argagaxo.

sas [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-say, -stay)
Naxdin kedis ah la argagaxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg