sati
(m.l) (-iyo, m.dh)Weel laba qalbac isugu aabburan oo la dhexgeliyo quliyaasha laguna qaado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sati ↴
gembise [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
1. Aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan. 2. Saab dharka la uuminayo la dul saaro. 3. Sati aabbur leh o hilibka kumbiska ah lagu keydiyo. ld gambis.
satiyayn [m.f.dh]
eeg satiyee.
satiyaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la satiyeeyey ahaansho.
satiyaysnaan [m.f.dh]
eeg satiyaysan. ld satiyaysnaansho.
satiyaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld satiyaysnaan.
satiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Baaquli sati u samayn.
suun [m.l] (-uuman, m.dh)
1. Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo. 2. Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado. 3. Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.