sawaab
(m.l) (-byo, m.dh)

Dhaandhaan; nacas.

sawaab
(m.dh)

Abaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.

sawaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Cid dhaan-dhaamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sawaab

sabsaab [m.l]
Qof aad u caqli yar oo aan waxba lagu aamini karin sawaab.

sawaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Dhan-dhaan ahaansho.

sawaabi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka s.: cid dhimatay sadaqo la bixiyay Ilaah in uu ajar ka siiyo u baryid.

sawaabid [m.f.dh]
eeg sawaab³.

sawaabin [m.f.dh]
eeg sawaabi.

sawaabnaan [m.f.dh]
eeg sawaaban. ld sa-waabnaansho.

sawaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sawaabnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg