sawaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Dhan-dhaan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sawaaban ↴
sawaabnaan [m.f.dh]
eeg sawaaban. ld sa-waabnaansho.
sawaab [m.l] (-byo, m.dh)
Dhaandhaan; nacas.
sawaab [m.dh]
Abaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.
sawaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid dhaan-dhaamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg