sawaabid
(m.f.dh)

eeg sawaab³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sawaabid

sawaab [m.l] (-byo, m.dh)
Dhaandhaan; nacas.

sawaab [m.dh]
Abaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.

sawaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid dhaan-dhaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg