sawd
(m.l) (-dyo, m.dh)

Cod; dhawaaq; luuq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sawd

bigil [m.l] (-llo, m.dh)
(muus.) Qalab muusig hawada ku shaqeeya, labada dacal ka furan, leh daloolo sawdkeeda lagu codeeyo oo sida badan ay ciidammadu isticmaalaan, turumbo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg