saxaafad
(m.dh)

Habka, aqoonta iyo farsama-da loo isticmaalo war lagu baahinayo jara'-id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxaafad

saxafi [m.l]
Qof aqoon u leh cilmiga saxaafadda. ld suxufi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg