saxad
(m.l)ld saxasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxad ↴
masaxad [m.dh] (-do, m.l)
Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo¹.
saxasho [m.f.dh]
eeg saxo. ld saxad, sixad, sixasho.
sax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: wax aan qalad ahayn.
sax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax qalad ka bixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg