saxansaxo
(m.dh)

Neecaw qabow, udgoon oo roob soo hooray ka soo hormarta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxansaxo

galangal [m.l]
Dabayl qabow oo ka soo horreysa roobka; saxansaxo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg