saxariir
(m.dh)Dhibaato aad u badan; silic; rafaad.
saxariir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Dhibaato weyn la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxariir ↴
eedaad [m.l]
1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran. rafaad, silic, saxariir
saxariiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dhibaato weyn gaarsiin..
saxariirid [m.f.dh]
eeg saxariir².
saxariirin [m.f.dh]
eeg saxariiri.
saxariirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafley wax dhibaato hayso ahaansho.
saxariirsanaan [m.f.dh]
eeg saxariirsan. ld saxariirsanaansho.
saxariirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld saxariirsa-naan.
silac [m.l]
Dhib; rafaad; saxariir. ld silic.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg