saxariirin
(m.f.dh)

eeg saxariiri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxariirin

silci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid silac gayeysiin; saxariirin.

saxariir [m.dh]
Dhibaato aad u badan; silic; rafaad.

saxariir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dhibaato weyn la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg