saxarka Alfa
(m.l) (-rada ..., m.dh)

(kiim.) Bu'da heliyam oo ay bixisay bu'weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxarka Alfa

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg