saxiixo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-xday, -xatay)Qoraal la sharciyeynayo, hoosta magac la gaabiyey ama kaamil ah uga qorasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saxiixo ↴
saxiixasho [m.f.dh]
eeg saxiixo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg