sayaxid
(m.f.dh)eeg sayax³. ld sayax¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sayaxid ↴
sayax [m.l]
1. Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab. 2. ld sayaxid.
sayax [m.l]
1. Qoyaanka gabaddanadu keento; dharab. 2. ld sayaxid.
sayax [m.l] (-xyo, m.dh)
(juqr.) Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco barta biyuhu ku fadhiistaan, barafkuna uu biyoobo. Loolalka sare sayaxu waa dhacdo sanadeed muhimad weyn leh, oo dhaca gu'walba, waxana ku xiga milmidda barafka iyo ado-barafeedka iyo wabiyada.
sayax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Wax gabaddano ku qoyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg