saylaan
(m.l)1. S. ah: saymaha roobka. 2. Socod aan kala joogsi lahayn.
saylaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Socod aan joogsi lahayn socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saylaan ↴
madax [m.l] (-xyo, m.dh)
1. Oogada qaybta sare ee nafleyda. 2. Maskax, laab, caqli. 3. Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
saylaamid [m.f.dh]
eeg saylaan².
saylaandhabasho [m.dh]
ld saylaandhaw.
saylaandhaw [m.l]
Qaylo iyo buuq dagaal wehliyo oo ay cidi samayso. ld saylaan-dhabasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg