saylad
(m.dh) (-do, m.l)1. Meel laysugu yimaado oo alaabta iyo waxyaalaha ganac-siga ah lagu kala beddesho. 2. Suuq xoola-ha lagu kala iibsado. ld seylad, siilad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saylad ↴
seylad [m.dh] (-do, m.l)
ld saylad.
siilad [m.dh]
1. Weel macdan ah, sidda leh oo sida wadaanta biyaha loo darsado. 2. Baal-di. 3. ld saylad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg