saynsaab
(m.l) (-byo, m.dh)

1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.

saynsaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saynsaab ↴

saynsaabasho [m.f.dh]
eeg saynsaabo.

saynsaabid [m.f.dh]
eeg saynsaab².

saynsaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Wax saynsaab u samaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg