saynsaabid
(m.f.dh)

eeg saynsaab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saynsaabid ↴

saynsaab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.

saynsaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg