sayran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la sayray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sayran

sayrnaan [m.f.dh]
eeg sayran. ld sayrnaan-sho.

sayr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg