sayrin
(m.dh)ld sayrid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sayrin ↴
dhibidhiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso.
filiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-lqay, -liqday; -lqi)
Wax sayrin.
masayrin [m.f.dh]
eeg masayri. ld masayrsiin.
sayrid [m.f.dh]
eeg sayr. ld sayrin.
sayr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si xoog leh wax shubma meel tiigaal ah ugu daadin. ld sayri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg