seebin
(m.dh)ld seebid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seebin ↴
gaafal [m.l] (-llo, m.dh)
Bedenka gudihiisa kuraasi ku rakiban ragga seebinaya ku fadhiistaan.
muqdaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Huuri muqdaaf ku seebin. ld miqdaafi.
seebid [m.f.dh]
eeg seeb². ld seebin.
seeb [m.l] (-bab, m.l)
Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.
seeb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg