seeflabbood
(m.l)1. Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'aan. 2. S. ah: qof samir daran oo aan wax hubsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seeflabbood ↴
seeflabboodnimo [m.dh]
Seeflabbood ahaan-sho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg