seefle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Nooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras-badeedka, guudse aan lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seefle

seef [m.dh] (-fo, m.l)
Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg