seegseeg
(m.l) (-gyo, m.dh)1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.
seegseeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Nolol ku fashilid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seegseeg ↴
seegseegid [m.f.dh]
eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg