seegseegid
(m.f.dh)eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seegseegid ↴
seegseeg [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.
seegseeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Nolol ku fashilid (qof).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg