seeraar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid. seeraari lg2 (-iyay, -isay) Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seeraar ↴
seeraarid [m.f.dh]
eeg seeraar.
seeraarin [m.f.dh]
eeg seeraari. ld seeraaris.
seeraaris [m.l]
ld seeraarin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg