seexaari
(m.dh)

Noocyada timirta jaad ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn oo isku dhegdhegta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seexaari

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg