seexad
(m.l)ld seexasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seexad ↴
faseexad [m.dh]
Bir yar oo layskula dhejiyo qalbacyada, albaabada, daaqadaha iwm.
jiif [m.l]
1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.
seexasho [m.f.dh]
eeg seexo. ld seexad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg