seexo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xday, -xatay)

1. Qof, gam'id. 2. Dab iwm damid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seexo

naseexo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Talo daacad ah oo cid loo jeediyo; waano; caqlicelin. 2. Daacadnimo. ld nasteexo.

seexasho [m.f.dh]
eeg seexo. ld seexad.

see [fk.we]
ld sidee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg